Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo magacaabay Xilal cusub [Akhriso]

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilal cusub oo ka mida madaxda Garsoorka ee maamulkaasi.

Waxaa la magacaabay Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka Gobolka Hiiraan iyo Maxkamadda Magaalada Baladweyne sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxweynaha Hishabeelle.

Xubnaha la mgacaabay waxay kala yihiin: Maxkamadda Rafcaanka iyo maxkamada degmada Beledweyne:

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON