Saturday, July 5, 2025

Madaxweynaha Puntland oo agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyadiisa kadib is casilaadii…

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  soo saaray wareegto uu ku magacaabay saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland, kadib markii uu xilka iska casilay agaasimihii hore.

Wareegta ayaa lagu yiri

Waxaa Cabdinaasir Biixi Soofe loo magcaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada.
Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta oo ay taariikhdu tahay 24 February 2017.

Arrintan ayaa timid saacado kadib markii uu xilka ka regay  agaasimihii hore Deeq Saleebaan Yuusuf markii uu khilaaf soo kala dhex galay madaxweyne Gaas.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON