Friday, June 27, 2025

Madaxweynaha Puntland oo Jawaab Cad ka bixiyay Go’aankii Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] ayaa ka hadlay go’aankii Baarlamaanka Puntland kalsoonida ugala laabteen xukuumadiisa.

Shir jaraa’id oo uu qabtay ayuu ku  aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golihiisa Wasiirada, isagoo sheegay  inuu yahay qodob dastuuri ah go,aanka uu qaatey baarlamanka Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inuu xukuumad cusub ku soo dhisi doono mudadda dastuurku u ogol yahay  oo ah 21 casho, isagoo intaas ku daray inuu la tashan doono Madaxweyne ku-xigeenkiisa.

Wuxuu ka hadlay xaaladda ammaanka Puntland, wuxuuna  ugu baaqay shacabka iyo ciidamada Puntland inay ka wada qeyb qaataan ilaalinta Amniga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON