Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha Somalia oo hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Turkiga Recep Tayyip Erdogan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray  madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in doorashada Erdogan dib loogu doortay madaxweynaha Turkiga ay tahay mid taariikhi ah, dowladda  iyo shacabka Soomaaliyeedna ay ugu hambalyeynayaan guusha uu gaaray madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka mid ahaa madaxda caalamka ee hambalyada u diray Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga uu yahay dal iskaashi weyn la leh Soomaaliya.

Madaxda hambalyda u dirtay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan waxaa ugu horeeyay Amiirka dalka Qatar, madaxweynaha Falastiin, Amiirka Kuwait iyo madax kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON