Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Adis Ababa [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo, waxaa Garoonka diyaaradaha Bole International ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Workneh Gebeyeho, Wasiiro Safiiro iyo madax  ka tirsan dowladda Itoobiya, iyadoo markaas kadib loo gelbiyay xarunta madaxtooyada Addis ababa.

Madaxweyne Farmaajo oo socdaalkiisii labaad ku maraya Itoobiya ayaa shalay tegay dalka Uganda, isagoo la kulmay madaxweynaha dalkaasi, waxaana lagu wadaa inuu galabta kulan gaara la yeesho Ra’iisal wasaaraga Itoobiya

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON