Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Turkiga oo Diyaarad Gaar ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga ayaa diyaarad gaar ah u soo diray Madaxweyne Farmaajo, taasoo ka qaaday garoonka diyaaradaha, waxaana ka muuqday calaamadda Jamhuuriyadda Turkiga, iyadoo ahayd diyaaradaha uu leeyahay madaxweyne Ordogan.

Waxaa garoonka ku sii sagootiyay madaxweyne Farmaajo sida caadada u ahayd xubno ka mida shaqaalaha madaxtooyada iyo xildhibaano u dhow, mana jirin hab maamuus loo sameeyay.

Safarkan Madaxweynaha uu ku aaday dalka Turkiga ayaa noqonaya midkiisii 5-aad ee uu uga baxo dalka, tan iyo markii uu xilka la wareegay.

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON