Madaxweynayasha Somalia & Jabuuti oo xariga ka jaray Dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti [Sawirro]

Madaxweynayaasha soomaaliya iyo Jabuuti Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha Safaaradda cusub ee dalka Jabuuti ka hirgeliyay magaalada Muqdisho.

Xaflad lagu maamuusay furista safaaradda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen wafdiga madaxweynaha Jabuuti iyo mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda Soomaaliya.

DAAWO SAWIRRO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

119,260FansLike
744FollowersFollow
2,865FollowersFollow

XOGAHA QARSOON