Monday, June 23, 2025

Madaxweynayaashii hore oo Isbitaallada Muqdisho ku booqday Dhaawacyada Qaraxii Ex. Kontrol Afgooye [Sawirro]

Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye.

Labada madaxweyne ee hore ayaa ku wada jira Madasha Xisbiyada Qaran, waxayna kala hoggaamiyaan Xisbiyada Himilo Qaran iyo UPD, waxayna tageen qaar ka mida isbitaalladala dhigay dhawacyada Qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex Kontrool Afgooye, iyadoo xaaladooda ka wareystay maamulka iyo dhaqaatiirta gacanta ku haya.

Waxay ku baaqeen in gurmad loo fidiyo dadka ku waxyeeloobay qaraxa, iyagoo sheegay in dhaawacyada ay badan yihiin, isla markaana u baahan yihiin taageero dheeraad ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON