Tuesday, July 8, 2025

Madaxweyne C/weli Gaas oo u dhoofay Imaaraadka Carabta, Baaqna kasoo saaray Xariga Boqor Buurmadow

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha agaalada Bosaso, isagoo ku sii jeeda Magaalada Abu Dabai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Isagoo warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada safarkiisa ka hor ayuu sheegay inuu Dalka Imaaradku u tegayo xoojinta xiriirka Puntland iyo Imaaraadka iyo arrrimo quseeya labada dhinac.

Gaas aaa  maamulka Somaliland ugu baaqay inay Xoriyadiisa u soo ceiyaan Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mida Isimada dhaqanka, kaasoo lagu xiray Hargeysa markii uu degaanada Puntland tegey.

Imaaraadka ayaa casuumaad u fidisay madaxda maamul Goboleedyada qaarkood oo ay ka mid yihiin Puntland, Jubbaland iyo K/Galbeed, waxaana Abu Dhabi ku sugan madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON