Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Doha ee dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada  Doha ee dalka Qatar.

Madaxweynaha oo booqasho rasmi ah uga bilaabtay dalka Qatar ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Hamad International Airport ku soo dhoweeyay madax ka tirsan dalka Qatar oo uu horkacayo Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka dalkaasi Jaasim Bin Seyf iyo Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya Xasan Bin Xamsa iyo Sii-hayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar Mukhtar Cali Yuusuf.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo la yeelanaya madaxda dalka Qatar sida amiirka dalkaasi Tamiim Bin Hamad, waxaana la filayaa inay kala saxiixdaan heshiisyo kala duwan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON