Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Galmudug, Hirshabeelle & K/Galbeed oo Heshiis Doorasho (Akhriso)

Waxaa magaalada Dhuusamareeb heshiis Doorasho oo ka dhacda Dalka ku gaaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda saddexd maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Galmudug oo uu wehliyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Heshiiskan oo ay goor dhoweyd shaacisay Madaxtooyada Soomaalida ayaa waxaa ku saxiixan Madaxweynaha, saddex madaxda maamul Goboleed iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir, wuxuuna ka kooban yahay 17 Qodob.

Shanta dhinac ee heshiiska saxiixay ayaa ku heshiiyay Doorasho dadban oo ay ergo gaareysa 301 soo dooraneyso kursi kasta oo xildhibaannada Golaha shacabka, iyadoo la isku dhafayo ergada degaan doorashooyinka, waxaana doorashada mas’uul ka noqonaya Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON