Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo 5 maalmood ku qaadatay booqashada Dhaawacyada Weerarkii Muqdisho [Sawirro]

Madaxweynaha SoomaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday dhaawacyada Weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Maka Almukarama iyo dhismooyinka u dhow oo ku jira Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Qaraxii iyo weerarkii Alshabaab ka geysteen Wadadda Maka Almukamara ayaa dhacay 28-kii bishii hore ee Febraayo, waxayna Madaxweyne Farmajo ku qaadatay inuu arrintanka hadlo ama tallaabo u qaado muddo 5 maalmood ah, taasoo keentay in dad fara badan ay si weyn ugu dhaliilaan sida uusan dan uga gelin dadka Muqdisho iyo dhibaatooyinka soo gaara, halka uu degdeg tacsi ugu diro qaraxyada ka dhaca dunida kale.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale la sheegay inuu saaka aroortii booqday goobtii uu qaraxa ka dhacay uu burbur xoog leh uu gaaray.

Image may contain: 3 people, people smiling
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON