Friday, June 27, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo 6-dii Tiir ee Xasan Sheekh ku bedelaya 4 Qodob [Dhageyso Wareysi]

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay qorshihiisa iyo arrimaha horyaalla dowladda loo doortay.

Wareysi uu siiyay Idaacadda VOA-da ayuu ku sheegay inuu soo dhoweynayo dabaaldegii shacabka iyo sidii ay u soo dhoweeyeen doorashadiisa, balse wuxuu sheegay in hadda la galay shaqo oo uu dhammaatay dabaaldegii.

Wuxuu ka hadlay qorshaha uu ku howlgeli doono 100-ka maalmood ee ugu horeeya, taasoo ka bilaaban doonta magacaabidda Ra’iisal wasaaraha, wuxuuna caddeeyay inuu wato qorshe salkiisu yahay afar qodob oo ay ugu horeyso IS-AAMINAAD.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON