Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Qabrigii Aas-aasaha Imaaraadka Carabta [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaal rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqday  qabriga aasaasaha Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha oo ay la socdeen xubnaha wafdigiisa ayaa maanta siyaaro u tegay Qabriga Aasaasaha Imaaraadka Carabta Sheekh Zayid Bin Sultan Al-nahyaan oo saaxiib dhow la ahaa Soomaliya isla markaana beer weyn ku lahaa Afgooye.

Madaxweyne ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay inay qabriga u tageen si ay ugu duceeyaan marxuumkiii Sheekh Zaayid oo lagu magacaabo aabaha dhisay Imaaraadka.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiis ayaa gaaray xalay magaalada Abu Dhabi iyadoo saxaafada rasmiga ah ee dalkaasi aanay weli ka hadlin socdaalkiisa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON