Wednesday, July 9, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka degay Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa caaawa gaaray magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.

Socdaalka madaxweynaha ee Imaaraadka oo ku soo beegmay xilli xasaasi ah ayaa la sheegay inuu yahay mid rasmi ah oo oo kulamo uu la yeelan doono madaxda dalkaasi.

Wafdi hordhac ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad ayaa maalin kasii horeeyay madaxweynaha waxaana madaxda Imaaraadka Carabta ay dowladda  cusub ee Soomaaliya u balan qaadeen taageero dhaqaale iyo deeq dhinaca abaaraha ah.

Socdaalkan ayaa noqonaya kii afraad intii uu xilka la wareegay madaxweyne Farmaajo uu dibadda ugu baxo.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON