Tuesday, July 1, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka oo ka mida mashaariic lagu dhisayo barnaamijka Is-xilqaan.

Munaasabad ka dhacday Xarunta Matxafka ayaa waxa ka qeyb galay, wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, sida wasiirka Maaliyadda, Isgaarsiinta iyo Warfaafinta.

DAAWO SAWIRRO



NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON