Wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii safar qaatay shan maalmood ku tegay dallaka Jabuiuti iyo Turkiga.
Madaxweyne Farmaajo lugtii koowaad e safarkiisa ku tegay dalka Jabuuti, iyadoo wadahdal halkaasi ku dhex maray madaxweynaha Jabuuti aanay waxwar ah ka soo bixin, isla markaana aanla sheegin in la xaliyey khilaafkii diblomaasiyadeed ee labada dal.
Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa tegay dalka Turkiga, isagoo ka qeyb galay shirweynihii xisbiga talada haya ee dalka Turkiga AK party, waxaana uu saaka ku soo laabtay Muqdisho.
Ciidamada amniga iyo kuwa ilaalada madaxtooyada ayaa xiray wadadda isku xirta madaxtooyada iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho,