Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Golaha Guud ee Q/Midoobay (Waxaa guddoominayey Danjiraha Somalia -DAAWO-)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediya fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, iyagoo uu fadhiga guddoominayey Guddoomiye ku xigeenka fadhiga Golaha Guud Danjire Abuukar Cabdi Cismaan (Abuukar Baalle).

Khudbadda Madaxweynaha ayaa ahayd khudbadda sanadlaha ah ee madaxda Caalamka ka jeediyaan Golaha Guud ee Q/Midoobay, iyadoo sanadkan aysan madaxdu tegeynin xarunta Q/Midoobay ee magaalad New York, balse ay qaab fogaan arag ah oo khadka Internet-ka ku jeedinayaan khudbadahooda.

Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ayuu uga hadlay xaaladda Soomaaliya, horumarka laga gaaray arrimaha amniga, dhaqaalaha, doorashooyinka iyo waxqabadkii dowladiisa.

HOOS KA DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNE FARMAAJO OO UU SOO DHOWEYNAYO DANJIRE ABUUKAR BAALLE.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON