Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo kormeer kedis ahaa ku tegay Wasaaradda Warfaafinta [Sawirro]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Kormeerka madaxweynaha ayaa ahaa mid uu ugu kuurgalayo xaaladda shaqada wasaaradda iyo baahida ka jirta, waxaana xarunta wasaaradda kusoo dhoweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo agaasimeyaasha wasaaradda.

Xarunta Wsaaradda Warfaafinta ayaa qeyb ka ah xeydaabka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee fadhiga u ah Madaxweynaha iyo madaxda sare ee dowladda Federaalka.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON