Tuesday, July 15, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddomiye ku xigeenka Midowga Afrika & Taliyaha AMISOM [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay ku xigeenka madaxda Midowga Afria ee Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada ciidamada AMISOM iyo iskaashiga ciidamada dowladda, waxaana ku xigeenka wakillka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo iyo taliyaha ciidamada AMISOM Gen. Osman Noor Soubagleh ayaa madaxweyne Farmaajo ku wargeliyay xaalada AMISOM iyo caqabadaha heysta.

Labada dhinac ayaa ka wadahadlay wadashaqeynta AMISOM iyo dowladda Soomaaliya, iyadoo aan faahfahin dheeraad ah laga bixin kulanka oo imaanaya xilli adag oo AMISOM ay qeylo dhaan kasoo saartay dhaqaale darro heysata oo keentay inay shaqeyn waayaan.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON