Friday, June 27, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo maanta kusii jeeda Turkiga (Loolanka Imaaraadka &Turkiga oo xoogeystay)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta u dhoofo dalka Turkiga.

Socdaalka Farmaajo ayaa ka danbeeyay casuumaad rasmi ah uu ka helay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo dhowaan khadka isgaarsiinta ay ku wadahadleen.

Waxaa sii xoogeystay loolanka dowladaha Turkiga iyo Imaaraadka oo ah labada dowladood ee ugu saameynta badan Soomaaliya xiligan.

Waa safarkii shanaad ee Garmaajo dibadda ugu dhoofo labadii bilood ee uu xilka joogay, taasoo ka horjeeda balanqaadkiisii doorashada.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON