Tuesday, July 1, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Sare [Akhriso Magacyada]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Garsooreyaal cusub oo ka mid noqonaya Maxkamadda Sare ee dalka.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in garsoorayaasha la magacaabay kadib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed, waxayna Garsoorayaasha uu Madaxweynuhu u magacaabay ay kala yihiin:

1Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan.
2Garyaqaan Abuukar Axmed Cali (Qasaali).
3Garyaqaan Cabdulqaadir Idiris Ciise.
4Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud.

Magacaabidda afartan garsoore ayaa imaaneysa iyadoo uu madaxweynaha bishii Ogost magacaabay shan garsoore oo kale, waxaana dowladda Soomaaliya ay dib uga dhacday wax ka qabashada arrimaha Garsoorka, iyadoo aan la dhisin Hay’adii Adeegga Garsoorka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON