Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Midowga Afrika weydiistay Qodob lama filaan ahaa [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan booqday magaalada Adis ababa ayaa tegay xarunt Midowga Afrika ee magaalada Adis ababa.

Waxaa xarunta ku soo dhoweeyay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki, oo ay ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya, AMISOM iyo doorka Soomaaliya ee Midowga Afrika.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa weydiistay Midowga Afrikainay Soomaaliya hesho doorkeedii Midowga Afrika, siiba ka mid noqoshada shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta midowga Afrika, arrintaas oo lama filaan ahayd, balse laga aqbalay.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON