Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo safarkiisii labaad ee sanadkan cusub uga dhoofay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somaaliya goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Masqat ee dalka Cumaan.

War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka qeyb galayo tacsida qaran ee u taalla shacabka iyo Saldanadda aan walaalaha nahay ee Cummaan.

Waxaa dhowaan geeriyooday Suldaankii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid, waxaana dalkaasi xilligan tegaya madax kala duwan oo dooneysa inay ka qeyb galaan tacsidiisa, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu ka mid noqday madaxdaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON