Monday, June 23, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo socdaalkiisii ugu horeeyay uga dhoofay dalka [Halkee ku sii jeedaa.?]

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka dhoofay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha la sheegay inui ku wajahan yahay dalka dalka Sacuudiga, isagoo markii uu marti qaad ka helay Boqorka Sacuudiga, waxaana qorshaha ugu jirta cimro iyo duco uu u tegayo xaramka.

Waa socdaalkii ugu horeeyay ee Madaxweyne Farmaajo dalka uga baxo tan iyo markii uu xilka la wareegay.

Sacuudiga oo dano weyn ka leh Soomaaliya ayaa u balanqaaday madaxweynaha taageero dhaqaale iyo deeq ku saabsan abaaraha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON