Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo war kasoo saaray ansixinta xukuumadda cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee dalka Jordan ayaa soo dhoweeyay war kasoo saaray asnsixinta xukuumadda Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo diray ku sheegay inuu soo dhoweynayo kalsoonida ay xildhibaanada Baarlamaanku siiyeen xukuumadda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre.

“Waxaan soo dhaweynayaa go’aanka Golaha Shacabka ay kalsoonida ku siiyeen Xukuumadda RW Xasan Cali Khayre” ayuu qoraalkiisa ku yiri Madaxweyne Farmaajo oo hore ugu baaqay xildhibaanada inay taageeraan xukuumadda cusub.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON