Wednesday, September 3, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Xaramka uga soo duceeyay Soomaalida, kana dhoofay Medina [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jidda ee Boqortooyada Sacuudiga isagoo ka yimid magaalada Medina.

Madaxweynaha iyo xubnaha la socday ayaa booqday magaalooyinka Maka iyo Media iyagoo halkaasi uga soo duceeyay dadka Soomaaliyeed, isaguna ku duceystay inuu xilka u fududeeyo.

Wafdiga la socday Madaxweynaha ayaa sheegay inay soo cumreysteen oo ay Soomaaliya u soo duceeyeen, waxayna umadda Soomaaliyeed madaxweynaha uga baryay inuu culeyska ka dul qaado iyo abaaraha ku  raagay.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON