Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Gaas oo isku-shaadheyn lama filaan ah ku sameeyay Golaha Wasiirada Puntland [Akhriso Liiska]

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadis iyo magacaabis mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.

Isku shaandheyn iyo xil ka qaadista madaxweyne Gaas ayaa ahayd mid lama filaan ah, waxaana liiska xubnaha la magacaabay ay kala yihiin:

1. Waxaa Cabdiraxmaan Barkhad Warsame loo magacaabay -Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Hidaha iyo Dhaqanka.

2. Waxaa Cabdikhadar Faarax Shaaciye – loo magacaabay Wasiirka Dib u dhiska iyo horumarinta Puntland.

3. Waxaa Maxamuud Faarax Beeldaaje- loo magacaabay Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland

4. Waxaa Yaasiin Cabdi Seed – loo magacaabay Wasiir dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland

5. Waxaa Cabdirashiid Cali Geele – loo magacaabay Wasiiru dawlaha Wasaaradda Amniga.

6. Waxaa Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan – loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland

7. Waxaa Cabdifitaax Xasan Xuseen(Waloore) – loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

8. Waxaa Aamina Maxamed Cabdullaahi – loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

9. Waxaa Cabdiweli Maxamed Yuusuf – loo magacaabay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON