Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo soo dhoweeyay baaqii Madaxweyne Farmaajo [Xaaf oo loo jawaabay]

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa lagu caddeeyay inay aqbaleen shirkii Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Madaxda Galmudug inay Muqdisho isugu yimaadaan.

Warsaxaafadeed ayaa dhinaca akle eeedeyn kulul loogu jeediyey madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, sida lagu yiri qoraalka oo lagu eedeeyay inuu sal u yahay dhibaatada ka taagan maamulka Galmudug.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON