Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Mohamed (Lafta-gareen) ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Warfaafinta.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu magacaabay wasiirada warfaafinta iyo Macdanta/Batroolka, iyadoo xilalkii laga qaaday wasiiradii hore.
Wasiirkii warfaafinta ee K/Galbeed ee maanta xlka laga qaaday Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa ka mid ahaa wasiirada xilalka soo hayey tan iyo intii la dhisay maamulka K/Galbeed.
Ad
AKHRISO WAREEGTADA
Warar Xul ah