Tuesday, July 8, 2025

Madaxweyne Xaaf oo joojiyay duulimaadyadii Diyaaradaha ee taga Magaalada Cadaado [War-saxaafadeed]

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa joojiyay duulimaadyadii diyaradaha ee tegi jiray magaalada Cadaado, siiba kuwa ka yimaada magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa amarkan lagu siiyay shirkadaha diyaaradaha, waxaana amarkan aanu saameyneynin hay’adaha samafalka iyo AMISOM iyo kuwa gaarka ah.

Arrintan ayaa soo baxday xilli ay magaalada Cadaado ka socoto waanwaan ay wadaan xildhibaanno ka tirsan labada gole ee kasoo jeeda maamulka Galmudug, waxaana loo arkaa inuu madaxweyne Xaaf weli adeegsanayo awood xiisadda kala dhaxeysa madaxda kale ee Galmudug.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON