Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay inuu Xiriirkii u jaray Dowladda Federaalka [Akhriso]

Madaxweynaha Galmuug  ayaa ku dhawaaqay inuu xiriirkii u jaray dowlada Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa lagu caddeeyay in maamulkaasi uu xiriirka u jaray dowlada dhexe ee Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay ku howlan tahay kala qeybinta maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa u yeeray xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Galmudug  inay yimadaan magaalada Cadaado si ay wadatashi u yeeshaan.

Mudane Xaaf ayaa dhinaca kale xabsi guri geliyay madaxdii ugu sareysay maamulkaasi, iyadoo laga deyrinayo xaaladda siyaasadeed ee Cadaado ka taagan.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEED

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON