Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Xaaf oo Shactar u soo iibiyay Dekadda Hobyo & Ganacsatada Galmudug oo u wareegaya [Sawirro]

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaall Geelle Xaaf ayaa ganacstada kasoo jeeda Galmudug magaalada Muqdisho u sheegay in dib loo howlgelinayo dekadda Hobyo.

Xaaf ayaa sheegay inuu soo iibiyay shactar ka howlgeli doona dekadda Hobyooo casri ah, kaasoo hadda ku sugan dekadda Muqdisho, kuna sii jeeda Hobyo, wuxuuna ka dalbaday ganacsatadaasi inay adeegsadaan dekadda Hobyo, kana wareegaan tan Muqdisho oo canshuur fara badan looga qaado.

Dekada Hobyo oo ah dekad macmal ah ayaa Shactarka cusub awood u siin doonaan inuu maraakiibta waaweyn rarka ka soo qaado si uu ugu dhoweeyo xeebta oo markaas kadib doomo lagu rogi doono.

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: sky and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON