Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Qoraal uu soo saaray kusoo dhoweeyay Guddiga farsamada dhismaha maamul gobaleedka Galmudug ee xukuumadda Soomaaliya.
Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay inuu qeyb ka ahaa dhisida Guddiga farsamada Maamul u dhisida Galmudug, ayna kala shaqeyn doonaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha, si loo dhiso maamul Glamudug ah oo mideysan. Xaaf oo dhowaan Wararka ayaa sheegaya kulul kasoo saaray arrintan ayaa la sheegay inay madaxda dowladda Somalia xaliyeen tabashooyinkiisa.
HOOS KA AKHRISO
