Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Imaaraadka Carabta waa saaxiibka ugu weyn ee aan hadda leenahay”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo si buuxda u bogaadiyey taageerada Imaaraadku siiyo Dowladda Soomaaliya.

“Maanta aan joogno, waxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed u sheego: Dowladda Imaaradka Carabta waa Tiirarka ugu waaweyn ee ay ku taagan tahay la-dagaalanka argagxisada.. Ciidianka la amaaanayo ee Muqdisho jooga iyadaa noo dhistay, noona qalabeysay, Gaadiidka iyo Hubka ay wataan Imaaraadka carabta ayaa na siiyay, wax shuruud ah oo ku xireenna ma jirto..” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlayey Madal Dadweyne oo su’aalo lagu weydiiyay ayaa si weyn u difaacay xiriirka dowladiisa iyo Imaaraadka Carabta, isagoo ku tilmaamay saaxiibka ugu weyn ee Soomaaliya xilligan leedahay.

Ad

Xasan Sheekh wuxuu ku eedeeyay dad uu ku tilmaamay caddow inay doonayaan inay isku diraan Soomaliya iyo dalalka saaxiibada la ah ee taageera.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON