Saturday, July 5, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tegay Xerada Qaxootiga Dhadhaaab

Maxaweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray  xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Wafdiga madaxweynaha waxaa soo dhoweeyay wasiirka arrimaha gudaha Kenya iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo ay wehliyeen wafdiga wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kasii horeeyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay tahay markii ugu horeysay ee uu tago xeryaha Qaxootiga ayaa booqan doona qeybo ka mida xerada Dhadhaab oo Kenya ay ku goodineyso inay xireyso.

SAWIRRO

xasan-dhadhab

xasan-dhadhab1

13347008_1399194693440573_5601690025717201367_n

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON