Thursday, January 20, 2022

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya [Akhri sababta]

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Socdaalka ayaa la xiriira shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Adis ka dhacaya oo Soomaaliya u metelayo madaxweynaha xilka sii haya ee Xasan Sheekh, waxaana hore halkaasi ugu sugnaa wafdi kale oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar.

Shirka  Madaxeeedka sanadlaha ah ee Midowga Afrika ayaa ku soo beegmay xilli ay Soomaaliya galeyso Doorashada madaxweynaha oo dhaceysa 8-da Febraayo, waxayna tani soo afjartay warar la isla dhex maryay oo ahaa inuu Soomaaliya shirkaasi u  meteli doono wasiirka arrimaha dibdda.

Ad

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!