Friday, April 19, 2024

Madaxweynihii Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku dhawaaqay inuu is-casilay (Akhriso Sababta)

Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Hishabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay xilka.

Qoraal uu xilli dambe xalay soo saaray ayuu ku caddeeyay in la diiday talo uu soo jeediyey oo ahayd in dib loo dhigo Doorashada Hirshabeelle, inta la qabanayo Doorashada Federaalka, taasoo laga diiday, wuxuuna wax lala yaabo ku tilmaamay in dhismaha labaad oo ku soo beegmay doorashada Federaalka la kala boobo ayna ku qancaan Duubabka dhaqanka, madaxda kale ee Hirshabelle iyo Dowladda Federaalka.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in Hirshabeelle markii hore lagu dhisay xaalad degdeg oo dano doorasho laga lahaa, isla markaana hadda lagu wado meel kasii xun, sidaas darteedna uu go’aansaday inuu xilka iska casilo, kadib markii uu waayey cid taladiisa maqasha.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA IS-CASILAADDA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON