Sunday, June 22, 2025

Madaxweynihii hore ee Puntland oo noqday Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa.

Safiirka cusub ee Madaxweyne Farmaajo u magacaabay dalka Itoobiya Mudane C/xakiin Xaaji C/llaahi Camey ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya

Safiirka cusub ayaa Golaha Wasiirada ansixiyeen inuu safiir noqdo, waxaana la sheegay inuu madxweynaha ku qoray dalka Itoobiya, kadib markii xilka laga qaaday safiirkii hore oo loo wareejiyey dalka Jabuuti, waxaana Eng. C/xakiin Cabdullahi Camey uu taageeray madaxda dowladda Somalia xilligii ugu danbeeyay ee doorashada Puntland.

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona magaalada Addis ababa ayaa shalay gaaray magaalada Adis Ababa, waxaana la filayaa inuu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyo madaxda dalka Itoobiya oo xilligan xiriri isbaheysi la leh Somalia.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON