Friday, July 4, 2025

Madaxweynihii ugu danbeeyay Maamul Goboleedyada oo gaaray Magaalada Garowe.. {Sawirro}

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa noqday madaxweynihii ugu danbeeyay ee maamul goboleedyada oo gaara magaalada Garowe.

Madaxweyne Xaaf oo khilaafka ugu weyn hadda kala dhaxeeyo madaxda dowladda Soomaaliya, ayaa waxaaa garoonka diyaaradaha ee Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo xubno ka tirsan Maamulkiisa.

Waxaa hore magaalada Garowe u tegay madaxda maamul Goboleedyada K/Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle, iyadoo sidoo kale gaaray Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo la filayo inuu madaxweyne Farmaajo maanta gaaro magaalada Garowe.

Image may contain: 5 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people sitting

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON