Monday, June 23, 2025

Magaalada Dhuusmaareeb oo laga xiray Wadooyinka ka yimaada degaanada Alshabaab

Wasaarada Amniga maamulka Galmudug ayaa soo saartay Amarro lagu xirayo Wadooyinka soo gala caasimadda Galmudug ee ka yimaada degaamada ay weli gacanta ku hayaan Alshabaab.

Wareegto kasoo baxay wsaaradda ayaa lau sheegay in Amniga Caasimadda Dhuusamareeb lagu Xaqiijinayo, iyadoo ilaa amar dambe la joojiyey isticmaalida Waddooyinka soo gala Magaalada Dhuusamareeb ee ka yimaada dhinaca Ceelbuur, Miir-dugul, Ceelcali iyo Gunsar.

Amarkan ayaa yimid kadib markii Alshabaab weerraro qaraxyo ka geysatay degmooyin iyo magaalooyin ka tiran Gobolka Hiiraan, iyadoo uu socdo dagaalka Alshabaab looga xoreynayo Gobolka Galgaduud.

Ciidamada dowladda kuwa degaanka ayaa shalay iyo maanta Alshabaab ka qabsaday degmooyinka Xarardheere, Galcad iyo Ceeldheer oo muddo ka badan 10 sano ay Alshabaab maamuleysay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON