Thursday, July 10, 2025

Magacyada xildhibaanada Aqalka hoose ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo (Akhriso)

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayoXildhibaanada maanta lagu doortay Garowe ayaa gaaraya lix mudane, waxayna kala yihiin:

1. Cabdi Cali Xasan

2. Cabdicasiis C/laahi Maxamed

3. Liibaan Cabdi Cismaan

4. Cabaas Cabdullaahi  Sheeq Siraaje

5. Maxamed Diiriye Khaliif

6. Cali Maxamed Muuse

Qaar ka mida xildhibaanada la doortay ayaa ahaa kuwo dhalinyar oo ka guuleystay xildhibaano hore xilka u soo hayay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON