Thursday, June 26, 2025

Magacyada xildhibaanada Waqooyi ee maanta lagu doortay Muqdisho & Beelahooda [Akhriso]

Waxaa mar kale maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabatay Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Doorashada oo ka socota xarunta Gaadiidka Booliska degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho waxaa ilaa iminka lagu doortay xildhibaanada kala ah:

Kursiga Beesha Ciidagale/ Danwadago: waxaa ku guuleystay Biixi Imaan Cige oo helay 47 cod.

Kursiga Beesha Arab /Guulane: waxaa ku guuleystay Cabdirisaq Dahir Mohamud oo helay 49 cod.

Kursiga Beesha Muuse Dhariyo: waxaa ku guuleystay Siciid Maxamed Maxamud, waxaana ku guuleystay 43 cod.

Kursiga Beesha Ciidagale/Baha Deqsi: waxaa qaatay Xusen Carab Ciise kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON