Saturday, July 12, 2025

Magacyada Xildhibaanno cusub oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey.. [Akhriso]

Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa shaaciyey xildhibaanno cusub oo ka mid noqday Baarlamaanka labaad ee Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu shaaciyey magacyada 3 xildhibaan oo cusub iyo beelaha ay kasoo jeedaan, waxaana sidaas ay tirada xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Galmudug ku mareysaa 86 mudane, waxaana ka harsan oo kaliya 3 xildibaan.

HOOS KA AKHRISO XILDHIBAANNADA CUSUB

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON