Sunday, July 13, 2025

Magacyada Xildhibaano lagu doortay Garowe & Doorashadii oo maanta la soo gabagabeynayo

Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhameystiro  Magaalada Garowe iyadoo xildhibaano dhowr ah isla maanta la doortay.

Saaka waxaa magaalada Garowe lagu doortay xildhibaanada kala ah:

Kursiga Dhulbahante/Reer Khaalid, waxaa ku guulaystay Axmed Ismaaciil Shabeel oo helay 48 cod, halka Axmed Ibraahim Cawaale ( oo aan xarunta joogin) uu helay 2 cod, waxaa xumaaday 1cod.

Kursiga Dhulbahante/Jaamac Siyaad, waxaa ku guulaysatay Canab Xasan Cilmi oo heshay 45 cod, Ifraax Nuur Maxamed waxay heshay 4cod, 1 codna waa  uu xumaaday.

Kursiga Dhulbahante/Nuur Axmed, waxaa ku guulaystay Axmed Maxamed Axmed oo helay 42 cod, Maxamed Saleebaan Ducaale wuxuu helay 0 cod. Tirada Ergada waxay ahayd 42xubnood.

 

LA SOCO NATIIJADA KALE…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON