Friday, June 27, 2025

Mahad Cawad oo kashifay sir badan oo ku saabsan Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari [Dhageyso Wareysi]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Mahad Cawad ayaa wareysi uu siiyay VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ku sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari inuu xiriir la leeyahay sharcigii baarlamaanku ansixiyey ee mamnuucayey shirkadda DP World.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON