Monday, June 23, 2025

Mahdi Guuleed: “Inta ka harsan muddo xileedka Nabad & Nolol waxaanu ka shaqeyneynaa maqaamkii Muqdisho”

Sii-haya xilka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in waqtiga u haray xukuumadda ay hirgelin doonaan maqaamka Gobolka Banaadir.

Isagoo ka hadlayey xaflad ka dhacay Gobolka Banaadir oo wasaaradda Waxbarashada ay maamulka waxbarashada caasimadda ku wareejisay maamulka Gobolka Banaadir ayuu sheegay in la meel marin doono maqaamka Muqdisho.

“Dhameystirka 13-ka xubnood ee Gobolka Banadir ka helay Aqalka Sare dhammeystirkiisa waa ay hirgaleysaa, waana fuleysaa, madaxweynuhuna waa meel marin doonnaa.. maqaamkiina waa inaanu ka wada shaqeyno inta ka harsan muddo xileedka dowladda Nabad iyo Nolol ka hartay waa inaynu ka shaqeynaa oo hirgelinaa Maqaamkii caasimadda Muqdisho..”

Ad

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaan weli saxiixin xeerkii uu meel mariyey Baarlamaanka Federaalka ee 13 xubnood oo Gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare, iyadoo xildhibaanno uu ka mid yahay Mahad Maxamed Salaad ay dadaal ugu jireen arrintaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON