Wednesday, December 2, 2020
More

    Mahdi Guuleed

    Mahdi Guuleed oo khudbad hanuunin ah u jeediyey Guddiyada Doorashada ee Xukuumaddu magacawday

    Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka ee xukuumaddu magacawday ee qabyada ah. Isagoo xubnaha Guddiyada Doorashada...

    Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir oo si kulul ugu jawaabay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed

    Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga jawaabay war kasoo yeeray Ra'iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo ku...

    Madaxweyne Farmaajo oo si lama filaan ah uga baaqday Xaflad si weyn loogu diyaariyay & Wakiilkiisa oo ka hadlay

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka baaqsaday xaflad si weyn loogu diyaariyey oo maalmo lagu howlanaa, taasoo ka dhacday xarunta Tiyaatarka Qaranka. ...

    Baarlamaanka oo Cod u qaadaya Guddiyo ay ansixisay xukuumadii xil-gaarsiinta ee Mahdi Guuleed oo sharci darro..

    Baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo sidii cod loogu qaadi lahaa Guddiyo muran sharci ka taagnaa oo ay soo magacawday xukuumadii...

    Mahdi Guuleed: “Guddigii Doorashada 2016 waxaa ku jiray 5 xubnood oo Xasan Sheekh la-taliyeyaal u ahaa, haddana…”

    Ra'iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa difaacy Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee dowladdu magacawday, isagoo beeniyay inay ku jiraan xubno...

    Mahdi Guuleed oo u jawaabay Xasan Cali Kheyre. “Waxaa ka muuqda kalsooni-darro, quus iyo niyad-jab..”

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u jawaabay farriin uu soo diray Ra'iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ka mi...

    Ra’iisal wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga Doorashada Xildhibaannada Somaliland (Akhriso magacyada)

    Qoraal uu soo saarya Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada ee maamulaya Doorashada xidhibaananda labada Aqal ee kasoo jeeda...

    Xildhibaan Maareeye oo kashifay dagaal adag oo dhex maray Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed (Daawo)

    Wasiirkii hore ee Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaaciyey dagaal adag oo isaga iyo Mahdi Maxamed Guuleed ku dhex maray...

    Mahdi Guuleed oo magacaabay Guddi xil wareejin, iyadoo Ra’iisal wasaaraha cusub aanu kalsooni helin

    Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub. Arrintan ayaa timid, kadib markii...

    Sidee Madaxweyne Farmaajo uga booday Arrintan muhiimka u ahayd Miisaanka Metelaadda Beelaha? (Akhriso)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirkii go'aan ka gaarista Doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dalka...

    Farmaajo, C/weli Muudey, Fahad Yaasiin & Mahdi Guuleed oo iska kaashanaya Qorshe ka dhan Beelaha Muqdisho

    Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyay inuu socdo qorshe lagu beegsanayo xilalkana looga qaadayo saraakiil ciidan, Shaqaale rayid ah iyo kuwa garsoorka...

    Jaha-wareer hareeyay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha (Xoghaye la eryay 40 Berri ka hor oo dib loo magacaabay)

    Xaalad jaha-wareer ah ayaa hareysay Xafiiska Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo muddo 45 maalmood ah uu sii-haye ahaan u hoostaga Sii-hayaha Ra'iisal wasaare ku...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...