Saturday, July 5, 2025

Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo ka dhex dagaalamaya Hotel ku yaalla Muqdisho & Rasaas weli…

Wararkii lagu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay gudaha ugu jiraan dhisme ay ka dhex dagaalamayaan, saacado kadib qaraxii weynaa ee ka dhacay agagaarka hotelka Maka Almukarama.

Rasaas goosgoos ah ayey is weydaarsanayaan ciidamada Amniga iyo Dableyda, waxaaana wararku sheegayaan in ilaa saddex dabley ku jiraan dhisme ku dhegan Baarka & Hotelka Hilaac UK, iyagoo rasaas iyo Bambooyin ku tuuraya ciidamada amniga.

Alshabab ayaa sheegatay in dagaalyahanada Mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegeen Hotelka Maka Almukarama, ayna halkaas ka wadaan toogasho ay ku beegsanayaan saraakiisha iyo dadka ku sugan hotelka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON