Tuesday, July 8, 2025

Mareykanka oo Dalab Culus u diray Madaxweyne Farmaajo (Waa inaad shir isugu yeerto..)

Mareykanka ayaa dalab culus u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, oo laga dalbaday inuu shir isugu yeero Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya inuu shir isugu yeerto dhammaan madaxda Dowlad Goboleedyada, sida qabo Dastuurka Soomaaliya,

Warka kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay si degdeg ah loogu baahan yahay wadashaqeyniyo iskaashi dhex mara dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada isi xal loogu helo kala khilaafaadka siyaasadeed ee jira, Dhaqan gelinta Deyn cafinta iyo ka jawaabida COVID-19.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON